Scroll to Top

Warsidaha

Warsidaha

Madaxweynaha Somaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo u ambabaxay dalka Belgium

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxmuud oo shalay ka amba baxay magaalada Muqdisho ayaa lagu wadaa in uu ka qeyb galo shir ay soo qaban qaabiyeen Midowga Yurub loogana hadlayo arrimaha Soomaaliya kaasi oo ka furmaya dalka biljemka. Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo gelinkii dambe...

Aflagaadada Muslimiinta Carabkaaga Ka Ilaasho!! WQ: C-Nuur Xoogsade

Illaah ayaa ku Mahadsan Nicmooyika muuqda iyo kuwa aan muuqan uu noo hibeeyay, nicmooyinkaasna waa kuwa aysan suura gal ahayn in tiro lagu kobo, waxaanse rabaa inaan mid kaliya wax ka iraahdo. Nicmooyinka weyn ee qaaliga ah waxaa ka mid ah nicmada Carabka kaasoo ah nicmo naloo siiyay inaan...

More Diinta news
View more News